Aqalka Koongareeska Maraykanka ayaa ku guuldaraystay in uu meelmariyo sharci cusub oo dib u dajin nidaamsan loogu samayn lahaa 76 kun oo turjumaanadii ciidamada Maraykanka kala...
Wararka ka imanaya magaalada Laascaano ee gobolka Sool ayaa sheegaya in xaaladda amniga iyo degenaanshaha halkaasi ay faraha kasii baxayso, iyada oo saacad kasta ay xaalad...
Hawlgalka Maraykanka Afrika ee AFRICOM loo yaqaano ayaa markii ugu horeysey si shaac ah uga waramay weerarkii ugu weynaa ee lagu qaado danaha Maraykanka ee Soomaaliya...
Xildhibaanka federaalka Cabdiraxmaan Odowaa oo sidoo kale saaxiibka ugu dhow madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa noqday mas’uulkii ugu horeeyay oo ka hadla diidmada Puntland ee...
Waxaa saxaafadda lala wadaagay faahfaahinta heshiiskii xalay lagu saxiixay Muqdisho ee kala xadaynta awoodaha, kaas oo ah kii ugu horeeyay ee dalka laga gaaro tan iyo...
Wasaaradda batroolka Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ay maanta soo saartay ku sheegtay in aysan sharci ahayn heshiis 10 sano ka hor shirkadda Genel Energy la gashay...
Xiisaddii siyaasadda ee ka taagtayn gobolka Gedo ayaa u muuqata in ay degtay kadib markii arrinka uu soo dhexgalay guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Wararka...
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta tagaya magaalada Muqdisho, halkaas oo uu kaga qeybgalayo furitaanka xarunta cusub ee guddiga heerka goboleed ee Afka Soomaaliga ee...
Wasiirka maaliyadda Somaliland Sacad Cali Shire ayaa idaacadda dowladda Jarmalka ee DW u sheegay in dekeda Berbera ay tahay ‘sac u irmaan Somaliland’ waa sida uu...
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden iyo qoyskiisa ayaa fasaxa dhammaadka sanadka iyo kan biloowga sanadka cusub kusoo qaadanaya jasiiradda St. Coax ee ka tirsan jasiiradaha Virgin Islands...