Markii uu bilo kooban joogay xafiiska, waxaa suuqa si weyn u galay hadal hayn ah in Ra’isulwasaare Xamse Cabdi Bare uu yahay nin aanan lahayn miisaan...
Warbixin caalami ah oo ay soo saartay hay’adda la dagaalanka musuqa ee Transparency International ayaa lagu sheegay in musuqmaasuqa sii kordhaya ee adduunka uu aad sare...
Xildhibaanada Aqalka Koongareeska Maraykanka Ilhaan Cumar ayaa xisbiga aqlabiyadda haysta ee Jamhuuriga ku eedeysay islaam nacayb, iyo in aysan doonayn in qof muslim ah uu ku...
Maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ayaa 8 sano oo xarig ah ku ridday xaaska hoggaamiyaha kooxda Daacish ee Soomaaliya, haweenay lagu magacaabo Fartuun Cabdirishiid Xuseen....
Wax ka badan 2 milyan oo qoys oo reer Minnesota ah oo dakhligooda sanadkii uu ka hooseeyo $150,000 ayaa helaya lacag canshuur dhaaf ah oo dhan...
Xildhibaanad Victoria Spartz oo laga soo doorto gobolka Indiana ayaa si xooggan u difaacday xildhibaanada Ilhaan Cumar, waxayna sheegtay in aysan xaq ahayn isku dayada guddoomiyaha...
Hawlaha duulimaadka iyo hawada Soomaaliya ayaa la siiyay darajo cusub oo lagu magacaabo A Class taas oo ka dhigan in bad-qabka gaadiidka cirka ee Soomaaliya uu...
Hay’adda dawada iyo cuntada Maraykanka ee FDA ayaa soo jeedisay in dadweynaha Maraykanka ay sanadkii hal mar qaataan tallaalka cudurka Karoonaha iyo hargabyada la nooca ah...
Waxaa maanta Muqdisho ka furmay shirweynaha culumada Soomaaliyeed, kiisii labaad tan iyo intii madaxweyne Xasan Sheekh dib loogu doortay xilka 7 bilood ka hor, wuxuuna markan...
Nin hubaysan oo aanan heebtiisa weli la aqoonin ayaa 10 qof toogasho ku dilay goob uu ka dhacayay dabaaldeg sanadeed dhaqan oo ay sameeyaan dadka kasoo...