War kasoo baxay Aqalka Cad ayaa lagu sheegay in dhammaan shaqaalada dowladda ee heer federaal laga mamnuucay in ay taleefoonka ku shubtaan aaladda TikTok , waxayna...
Shir ay shalay yeesheen Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa lagu dhagaystay codsi ka yimid dowladda federaalka, gaar ahaan Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada , kaas oo...
Wararka ka imanaya magaalada Dooloow ayaa sheegaya in iska hor imaad uu ka dhacay garoonka diyaaradaha magaaladaas xilli maxkamadda ciidanka ay halkaasi ka dhoofinaysay nin loo...
Waxaa dib usoo laabanaya dhacdooyinkii sanado ka hor joogtada ah ee ku saabsanaa fuustooyinka sunta ku jirto ee kusoo caarinaya xeebaha Soomaaliya. Dadka deegaanka degmada Cadale...
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif oo ku sugan magaalada Laascaanood ayaa noqday mas’uulkii ugu darajada sareeyay Somaliland oo caddeeya in dambiyo dagaal ka dhaceen magaalada...
Waxaa magaalada Balad Xaawo ka dhacay kiis dad badan yaab galiyay, lagana yaabo in uu iftiiminayo heerka shirqoolaha ka dhex jira ciidanka xoogga dalka. Waxaa xero...
Fannaanka dhanka heesaha rap-ka loo yaqaano ee Sharma’arke Cabdinaasir, kuna magac dheer Sharma Boy ayaa sheegay in uu fankii ka fariistay, isaga oo gebi ahaanba xiray...
Ciidamada kacdoonka shacabka ee SSC ayaa gebi ahaanba la wareegay gacan ku haynta xerada Guulwadayaasha ee Laascaano, halkaas oo uu degenaa korneelka Somaliland la safan ee...
Xildhibaanka Aqalka Sare ee Soomaaliya Muuse Suudi Yalaxoow ayaa ku eedeeyay taliyaha hay’adda nabad suggida iyo sirdoonka qaranka ee NISA Mahad Salaad in uu maroorsanayo awoodda...
Waxaa markii ugu horeysey soo muuqanaya saansaanta khilaafaad ka dhex dhashay gudaha wasaaradaha federaalka Soomaaliya dhexdooda, iyada oo ugu yaraan uu is casilay hal wasiiru dowle....