News
Baydhabo oo lagu heshiiyay in Puntland ergo loo diro

Published
1 week agoon
By
admin
Shirkii Baydhabo ee hoggaamiyeyaasha madasha wadatashiga ayaa waxaa kasoo baxay go’aano dhawr ah oo uu ka mid yahay in la qabto doorasho qof iyo cod ah sanadka 2026-da.
Waxaa kale oo lagu heshiiyay in guddi ergo ah loo diro dowlad goboleedka Puntland oo qaadacday shirka si looga soo qanciyo tabashooyinka uu maamulkaasi qabo.
Guddiga ayaa ka koobnaanaya madaxweynayaasha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen, madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo kan Hirshabeelle Cali Guudlaawe.
Related
Continue Reading
You may like
Click to comment