Nin hubaysan oo aanan heebtiisa weli la aqoonin ayaa 10 qof toogasho ku dilay goob uu ka dhacayay dabaaldeg sanadeed...
Atariishada Amber Heard ayaa bixisay lacag dhan $1 milyan oo doolar oo xaalmarin ah oo ay siisay ninkeedii hore atoore Johnny Depp, halkaasna waxaa kusoo afjarmay...
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in uu walaac xoog leh ka qabo xaaladaha siyaasadeed ee kasoo cusboonaaday gobolka...
Wasiirka wasaaradda deegaanka Marwo Khadiijo Al Makhsuumi oo hadal ka jeedisay madal ay isugu yimaadeen wakiiladda beesha caalamka oo looga hadlayay isbadelka cimilada iyo xaalka Soomaaliya...
Dowladda Maraykanka ayaa todobaadkan martigalinaysa shirka Maraykanka iyo Afrika, kaasi oo ka furmay magaalada Washington, waxaana ka qeybgalaya wax ka badan 40 madaxda Afrika ah oo...