By Dr. Abdulkadir Shire (Dr. Daaci) At the end of her six-day trip to Somalia in April 2022, the UN’s...
Xildhibaanada xisbiga Dimoqoraadiga ayaa labada Aqal ee baarlamaanka Minnesota horkeenay sharci ogolaanaya in dadka waaweyn ay iibsadaan, islamarkaasna isticmaalaan xashiishka loo yaqaano Marijuwana. Sharcigan oo lasoo...
Atooraha Hollywoodka ee jilla filimka Avengers ee lagu magacaabo Jeremy Renner ayaa ku jira isbitaal , kadib markii ay dhaawacyo culus kasoo gaareen gaariga barafka xaaqa...
Malaayiin qof oo Maraykanka ku nool ayuu saameeyay qaboowga iyo barafka is wata ee ka jira Maraykanka, waxaana lasoo sheegayaa in illaa hadda ay 34 qof...
Qaboowgii ugu darnaa taariikhaha dhow ayaa ku dhuftay dalka Maraykanka , kaas oo sababay in quwadda korontad tagto meelo badan, dadkuna ay baajiyaan dhammaan isu imaatinadii...
Jaamacadda California ee dalka Maraykanka ayaa raaligalin rasmi ah ka bixisay kumanaan maxaabiis ah oo lagu tijaabiyay dawooyin xanuuno aysanba qabin. Arrintan ayaa dhacday intii u...
Aqalka Sare ee Maraykanka ayaa ansixiyay miisaaniyad gaaraysa $1.7 trillion oo doolar, taas oo ah miisaaniyadda ay dowladda Maraykanka ku shaqaynayso tan iyo bisha September ee...
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in uu walaac xoog leh ka qabo xaaladaha siyaasadeed ee kasoo cusboonaaday gobolka...
Bangiga Adduunka ayaa sheegay in uu dowladda Soomaaliya u ansixiyay lacag cusub oo dhan $70 milyan oo doolar, taasi oo lagu bixinayo mashruuca Barwaaqo ee loogu...
Wasiirka wasaaradda deegaanka Marwo Khadiijo Al Makhsuumi oo hadal ka jeedisay madal ay isugu yimaadeen wakiiladda beesha caalamka oo looga hadlayay isbadelka cimilada iyo xaalka Soomaaliya...