Dagaalkii maanta ka dhacay duleedka Laascaano ayay warar kala duwan kasoo baxayaan xilli uu qaboobay, ciidamadana weli ku kala suganyihiin aaggagii ay kala joogeen. Wasiirka gaashaandhiga...
Maxkamadda Dambiyada Dagaalka ee Adduunka ee Hugue ku taala ayaa waaran xarig u jartay madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin, kaas oo lagu eedeeynayo dambiyo la xiriiro in...
Shirkii Baydhabo ee hoggaamiyeyaasha madasha wadatashiga ayaa waxaa kasoo baxay go’aano dhawr ah oo uu ka mid yahay in la qabto doorasho qof iyo cod ah...
Shirweynihii waxbarashada ee beryahan ka socday magaalada Muqdisho ayaa soo gebogeboobay, waxaana laga soo saaray go’aano masiiri ah oo ku saabsan waxbarashada Soomaaliya. Inkasta oo inta...
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Seylihi ayaa sheegay in guddoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdirisaaq Khaliif u uku xad gudbay jiritaanka Somaliland. Waxa uu sheegay markii uu...
Waxaa laga yaabaa in aad marar badan aragtay astaanta booliiska Soomaaliya oo ah xayawaanka goodirka, kaas oo tusaale loogu soo qaatay astaantiisa foojignaanta iyo ogaanshaha khataraha...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in guddiga doorashooyinka ay u fadhiyaan sidii ay go’aan uga gaari lahaayeen wadada ugu fiican ee lagu qaban karo...
Guddi amni oo ka jira magaalada Gaalkacayo ayaa u muuqda in uu ku baraarugay xalka ugu muhiimsan ee dhibaatooyinka amniga ka jira guud ahaan dalka, gaar...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayay furitaanka shirweynaha qaran ee waxbarashada oo muddo 3 maalmood ah ka socon doona xerada Afisiyoone ayaa sheegay in...
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in shirka Madasha hoggaamiyeyaasha ee lagu balansanyahay 16-ka bishan magaalada Baydhabo ay sababo kala duwan uga maqnaan doonaan madaxweynayaasha dowlad goboleedyada...