Ciidamadii dowladaha dalalka safka hore ee dhowaan dowladda sheegtay in ay ka codsatay in ay galaan gudaha Soomaaliya ayaa qeybtoodii ugu horeysey ay galaan gudaha dalka....
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay amar shirkadaha isgaarsiinta gudaha amraya in ay faro iyo sawir ka qaadaan macaamiisha cusub ee qaadanaysa lafta taleefoonka, halka kuwii horey...
Barasaabka gobolka Minnesota Mudane Tim Walz ayaa qalinka ku duugay sharciga shatiga wadista gaadiidka ee dadka oo dhan, kaas oo xitaa ay xaq u yeelanayaan in...
Markani wadaanta siyaasadda gunta ayay u dhaadhacday, lamase oga calaw iyo maax midka ay soo qaadayso, balse waa tii la yiri Ceel Biir ah waa la...
Wararka horudhaca ah ee kasoo baxaya weerarkii Alshabaab xalay ku qaadday deegaanka Janaa Cabdalle oo ay joogeen ciidamada Jubbaland iyo kuwa federaalka ayaa sheegaya in uu...
Illaa 40 urur oo u dhaqdhaqaaqa arrimaha xuquuqda bini’aadamka iyo labo wasiir hore ayaa warqad wadajir ah u qorey Ra’isulwasaaraha dalka Canada Justine Tredua kadib tallooyin...
Wararka horudhaca ah ee ka imanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in weerar xalay ay kooxda Alshabaab ku qaadeen fariisimo ay leeyihiin ciidamada Jubbaland in halkaasi...
Guddoomiyihii xisbigii Waaberi ee ka mid ahaa kuwii ka diiwaangashanaa Somaliland ayaa sheegay in uu siyaasadda isaga baxay, una weecday dhanka ganacsiga. Isaga oo u waramay...
Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in dalalka dariska la ah Soomaaliya sida Itoobiya iyo Kenya in ay ciidamo dheeraad ah oo aanan ka tirsanayn hawlgalka ATMIS...
Dhaqaatiirta ku sugan isbitaalada magaalada Laascaano ayaa ka waramay tirakoobka qasaaraha nafeed ee shacabka ee ka dhashay dagaalada weli kasii socda magaalada Laascaano. Dhaqtar Cabdimajiid Sugule...