Guddoonka labada Aqal ee Soomaaliya ayaa labo guddi oo kala ah u saaray kasoo talobixinta mooshino lagu dalbanayo in muddo xilleedka goleyaasha dowladda laga dhigo shan...
Guddiga doorashooyinka heerka qaran ee dalka Nigeria ayaa ku dhowaaqay in musharaxa xisbiga talada haya Mudane Bola Tinubu oo 70 jir ah uu ku guuleystay doorashadii...
War kasoo baxay Aqalka Cad ayaa lagu sheegay in dhammaan shaqaalada dowladda ee heer federaal laga mamnuucay in ay taleefoonka ku shubtaan aaladda TikTok , waxayna...
Shir ay shalay yeesheen Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa lagu dhagaystay codsi ka yimid dowladda federaalka, gaar ahaan Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada , kaas oo...
Waxaa dib usoo laabanaya dhacdooyinkii sanado ka hor joogtada ah ee ku saabsanaa fuustooyinka sunta ku jirto ee kusoo caarinaya xeebaha Soomaaliya. Dadka deegaanka degmada Cadale...
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif oo ku sugan magaalada Laascaanood ayaa noqday mas’uulkii ugu darajada sareeyay Somaliland oo caddeeya in dambiyo dagaal ka dhaceen magaalada...
Waxaa magaalada Balad Xaawo ka dhacay kiis dad badan yaab galiyay, lagana yaabo in uu iftiiminayo heerka shirqoolaha ka dhex jira ciidanka xoogga dalka. Waxaa xero...
Xildhibaanka Aqalka Sare ee Soomaaliya Muuse Suudi Yalaxoow ayaa ku eedeeyay taliyaha hay’adda nabad suggida iyo sirdoonka qaranka ee NISA Mahad Salaad in uu maroorsanayo awoodda...
Waxaa markii ugu horeysey soo muuqanaya saansaanta khilaafaad ka dhex dhashay gudaha wasaaradaha federaalka Soomaaliya dhexdooda, iyada oo ugu yaraan uu is casilay hal wasiiru dowle....
Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay sharci cusub kusoo kordhinayso diyaaradaha iyo duulimaadka hawada si loo horumariyo nabad galyada duulimaadyada, kadib markii nin rakaad ah uu...