Xilli ay aad u korortay tirada dadka sida sharci darada ah ee tahriibka ah ku galaya Maraykanka, kuwaas oo ay Soomaalida ka mid tahay ayay dowladda...
Bahda Ganacsiga ee Bariga Afrika ee ay ku midoobeen 7-da dal ayaa shir uga socda dalka Burundi waxaa lagu lafo gurayaa warbixin guddi xaqiiqo raadin ah...
Madaxweynihii 39-aad ee Maraykanka Jimmy Carter ayaa lagu soo waramayaa in la dhigay goob xanaano ah isaga oo 98 jir ah, waxaynu wararka sheegayaan in xaaladiisa...
Garaad Mukhtaar Cali Buraale oo ka mid ah garaadada ku sugan Laascaano oo waraysi siiyay Somali American TV ayaa sheegay in uusan ka warqabanin wax waanwaan...
Kursigii xildhibaanimada ee HOP203 ee uu baneeyay Ra’isulwasaare Xamse Cabdi Bare ayaa shaqsi kale maanta loogu doortay magaalada Kismaayo. Mudane Xasan Ugaas oo ka mid ahaa...
Ciidanka Laanta Canshuuraha Hindiya ayaa u dhacay xafiisyada idaacadda BBC-da ee magaalooyinka Delhi iyo Mumbai kadib markii idaacadda ay baahisay barnaamij wax looga sheegayo Ra’isulwasaaraha dalkaasi...
Wararka ka imanaya magaalada Laascaano ayaa sheegaya in 24-kii saac ee ugu dambeeyay la waday dedaalo xooggan oo hal talis lagu hoos geynayo ciidamada SSC ee...
Waxaa todobaadyadani ay diiradda kortay ciidamada la sheego in ay haystaan tabobarka gaarka ah ee Danab kadib markii bishii hore weerar noociisa aanan horey loo arag...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa meel fagaaro ah ku qalqalay xoolo kor u dhaafaya 100 neef oo ah kuwa iskoriska ah oo laga uruuriyay dariiqyada magaalada oo...
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay soo dhoweynayso go’aanadii kasoo baxay shirkii garaadada ee Laascaano mudada ka socday, shalayna soo gebogeboobay, taasi oo ka dhigan...