War kasoo baxay Aqalka Cad ayaa lagu sheegay in dhammaan shaqaalada dowladda ee heer federaal laga mamnuucay in ay taleefoonka...
Ninka maamula shabakadda TikTok ayaa magaalada Brussels kula kulmay saraakiil sarsare oo ka tirsan Midoowga Yurub xilli indho shaki leh lagu eegayo shabakadan oo laga leeyahay...
Hay’adda cirbixiyeenada Maraykanka ee NASA ayaa sheegtay in mid ka mid ah dayax-gacmeedyadeeda uu cirka kasoo dhacaya kadib markii uu noqday hawlgab, muddo 38 sano ahna...
Wasiirka maaliyadda Somaliland Sacad Cali Shire ayaa idaacadda dowladda Jarmalka ee DW u sheegay in dekeda Berbera ay tahay ‘sac u irmaan Somaliland’ waa sida uu...
Dadka ku hawlan dhinaca waxbarashada iyo horumarinteeda ayaa welwel xooggan ka muujiyay Garaadka Macmalka ah oo gaaray heer aanan la filanaynin, iyada oo hadda la gaarsiiyay...
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in uu walaac xoog leh ka qabo xaaladaha siyaasadeed ee kasoo cusboonaaday gobolka...
Wasiirka wasaaradda deegaanka Marwo Khadiijo Al Makhsuumi oo hadal ka jeedisay madal ay isugu yimaadeen wakiiladda beesha caalamka oo looga hadlayay isbadelka cimilada iyo xaalka Soomaaliya...
Dowladda Maraykanka ayaa todobaadkan martigalinaysa shirka Maraykanka iyo Afrika, kaasi oo ka furmay magaalada Washington, waxaana ka qeybgalaya wax ka badan 40 madaxda Afrika ah oo...
Wasaaradda caddaalada Maraykanka ayaa shaacisey in nin u dhashay goholka Missouri uu qirtay in uu dab qabadsiiyay xarynta Cape Girardeau Islamic Center ee u dhow meesha...
President Hassan's trip to Saudi Arabia will be the 19th time he has left the country.