News
Ciidamadii safka hore oo galay Soomaaliya

Published
2 weeks agoon
By
admin
Ciidamadii dowladaha dalalka safka hore ee dhowaan dowladda sheegtay in ay ka codsatay in ay galaan gudaha Soomaaliya ayaa qeybtoodii ugu horeysey ay galaan gudaha dalka.
Ciidamo ka socda Itoobiya oo aanan qeyb ka ahayn hawlgalka ATMIS ayaa galay qeybo ka mid ah gobolka Gedo.
Dowladda Soomaaliya ayaa doonaysa in ciidamo ka socda Kenya, Itoobiya iyo Jabuuti oo dheeraad ah ay galaan gudaha Soomaaliya si ay uga qeyb qaataan hawlgalka ka xoreynta dalka ee Alshabaab wejigiisa labaad oo haatan bilaaban doona.
Related
Continue Reading
You may like
Click to comment