Connect with us

News

Faahfaahinta heshiiska Madasha ee kala xadaynta awoodaha

Published

on

Waxaa saxaafadda lala wadaagay faahfaahinta heshiiskii xalay lagu saxiixay Muqdisho ee kala xadaynta awoodaha, kaas oo ah kii ugu horeeyay ee dalka laga gaaro tan iyo intii la qaatay nidaamka federaalka sanadkii 2004-tii.

Heshiiskan ayaa meesha ka saaraya khilaafaad badan oo u dhaxayn jirey dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ah, inkasta oo heshiiskan ay ka gaabsatay in ay saxiixdo Puntland oo sheegtay in ay tashi dib ugula laabanayso dadkeeda.

Sida ku xusan dokumendiga heshiiska ee faahfaahsan oo lala wadaagay warbaahinta, dowladda federaalka waxa ay yeelanaysaa 44 awoodood, halka dowlad goboleedyada iyo dowlaha hoose ay kala yeelanayaan 20 awoodood iyo 32 awoodood sida ay isugu xigaan.


h1
h2
h3

Continue Reading
Click to comment

Leave a Reply

%d bloggers like this: