Connect with us

News

Facebook oo shaqada ka dirtay 10 kun oo shaqaale

Published

on

Shirkadda META oo ah tan hooyada u ah Facebook ayaa shaacisay in ay dhintay 10 kun oo shaqaale , iyada oo agaasimaha shirkaddan Mark Zuckerburg uu sheegay in daraasad ay sameeyeen ay ku ogaadeen in shaqaalaha tirada yar ay ka waxgalsanyihiin kuwa tirada badan.

 Waxaa intaasi dheer in shirkadda aysan buuxin doonin 5 kun boos shaqo oo hadda bannaan, taas oo shaqaalaha ka tagay Facebook ka dhigaysa 15 kun.

Facebook ayaa diiwaangalisay hoos u dhac xagga faa’iidada , iyada oo shirkadihii maalgashaday META ay sheegeen in ay galeen qasaare badan kadib tartan ka yimid dhinaca shirkadaha kale sida TikTok.

Arrintani ayaa qeyb ka ah shaqaale dhimis xooggan oo ay wadaan shirkadaha tiknoolajiyadda,

Continue Reading
Click to comment

Leave a Reply

%d bloggers like this: