Connect with us

News

Puntland oo wadahadalo cusub la galaysa dowladda federaalka

Published

on

Maalmo kadib markii dowlad goboleedka Puntland ay sheegtay in ay xiriirka u jartay dowladda dhexe ayuu madaxweynaha maamulkaasi Siciid Cabdullaahi Deni magacaabay guddi labo qeyb ah oo qaabilsan wadahadalka lala galayo dowladda federaalka.

Guddigan oo ka kooban xubno ka tirsan golaha wasiiradda iyo khubaro dhanka sharciga ah , balse dhanka dowladda federaalka weli wax guddi ah ma jiro, lamana oga sida ay arrintan u wajihi doonto.

Halkaan ka akhriso guddiga uu Deni magacaabay.

1. Md. Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan Guddoomiye

2. Md. Cabdi Faarax Siciid (Juxa) G. Xigeen

3. Md. Saadiq Abshir Garaad Xubin

4. Md. Axmed Jaamac Cabdulle Xubin

5. Md. Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad Xubin

6. Md. Carshe Maxamed Siciid Xubin

7. Md. Cabdullaahi Maxamed Xasan Xubin

8. Md. Ilyaas Cismaan Lugatoor Xubin

9. Md. Maxamed Cabdiwaab Axmed Xubin

10. Md. Cabdifitaax Maxamed Cabdinuur Xubin

11. Md. Xasan Yuusuf Nuur Xubin

12. Md. Maxamuud Cawad Cumar Xubin

13. Md. Maxamed Cabdirisaaq Aw Cilmi Xubin

Guddiga Khubarada:-

1. Md. Axmed Cali Xaashi Guddoomiye

2. Md. Ismaciil Xaaji Warsame G.Xigeen

3. Marwo Saynab Ugaas Yaasiin Xubin

4. Md. Maxamed Maxamuud Ciis (Awoowe) Xubin

5. Md. Axmed Abshir Faarax Xubin

6. Md. Xasan Maxamuud Ciise (Binge) Xubin

7. Md. Cabdullaahi Siciid Ismaciil (Keyton) Xubin

8. Md. Maxamed Siciid Maxamed (Jabiye) Xubin

9. Md. Cabdiraxmaan Cabdullaahi Xasan (C/nuug) Xubin

Continue Reading
Click to comment

Leave a Reply

%d bloggers like this: