Hoggaamiyaha xisbiga Dimoqoraadiga, ahna Barasaabka gobolka Minnesota Mudane Tim Walz ayaa shaaciyay miisaaniyad cusub oo gaaraysa $17.9 bilyan oo doolar, waxaana qeyb ah $3 bilyan doolar...
Sanduuqa Lacagta Adduunka ayaa sheegay in dhammaadka sanadkan gebi ahaanba Soomaaliya laga cafinayo deymihii lagu lahaa kadib markii horumar weyn laga sameeyay shuruudihii ku xirnaa deyn...
Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu heley xog loosoo dusiyay oo muujinaysa in xabsiga loo taxaabi rabo sababo ku saabsan eedeymo haweenay...
Maxkamadda Dambiyada Dagaalka ee Adduunka ee Hugue ku taala ayaa waaran xarig u jartay madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin, kaas oo lagu eedeeynayo dambiyo la xiriiro in...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in guddiga doorashooyinka ay u fadhiyaan sidii ay go’aan uga gaari lahaayeen wadada ugu fiican ee lagu qaban karo...
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in shirka Madasha hoggaamiyeyaasha ee lagu balansanyahay 16-ka bishan magaalada Baydhabo ay sababo kala duwan uga maqnaan doonaan madaxweynayaasha dowlad goboleedyada...
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay amar shirkadaha isgaarsiinta gudaha amraya in ay faro iyo sawir ka qaadaan macaamiisha cusub ee qaadanaysa lafta taleefoonka, halka kuwii horey...
Markani wadaanta siyaasadda gunta ayay u dhaadhacday, lamase oga calaw iyo maax midka ay soo qaadayso, balse waa tii la yiri Ceel Biir ah waa la...
Illaa 40 urur oo u dhaqdhaqaaqa arrimaha xuquuqda bini’aadamka iyo labo wasiir hore ayaa warqad wadajir ah u qorey Ra’isulwasaaraha dalka Canada Justine Tredua kadib tallooyin...
Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in dalalka dariska la ah Soomaaliya sida Itoobiya iyo Kenya in ay ciidamo dheeraad ah oo aanan ka tirsanayn hawlgalka ATMIS...