News
Xubno bini’aadam oo laga heley haro ku taala Minnesota

Published
3 months agoon
By
adminBooliiska degmada Mille Lacs ee Minnesota ayaa sheegay in haraaga xubno bini’aadam ay ka heleen haro ku taala halkaasi.
Booliiska ayaa sheegay in ay xabsiga ku hayaan qof su’aalo laga weeydiinayo arrinkan , balse lama sheegi magaca qofka la xirey.
Sidoo kale lama sheegin aqoonsiga qofka uu yahay maydka la heley iyo sababta meesha loogu tuurey.
Related
Continue Reading
You may like
Click to comment